Xiisad caawa ka taagan Baydhabo & Shariif Xasan oo kulan xasaasi ah la qaatay..

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Maamulka Koonfur galbeed Somalia Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa caawa kulan albaabadu u xiran yihiin la qaatay guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkiisa. Waxaa sidoo kale ka qeyb galay kulanka qaar ka mid ah Malaaqyada beelaha Koonfur Galbeed qaarkood iyo waxgarad kale oo taageersan Shariifka. Arintan ayaa ka dambeysay ka dib markii caawa ay … Continue reading Xiisad caawa ka taagan Baydhabo & Shariif Xasan oo kulan xasaasi ah la qaatay..